Shir u dhexeeya Madaxda Shanta dowlad goboleed oo caawa ka furmay Muqdisho

Shir u dhaxeeya Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleed ee Somalia ayaa caawa ka bilowday hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho Shirkan ayaa ah kii u horreeyay Maamul Goboleedyada oo wadajir ah isugu yimaadaan  tan iyo markii dhammaan Madaxda Dowlad Goboleedyada soo gaareen Muqdisho. Waxaa Shirkan dibad joog ka ah Madaxwayne Farmaajo, RW … Continue reading Shir u dhexeeya Madaxda Shanta dowlad goboleed oo caawa ka furmay Muqdisho